Abkaan Waxaa Ku Jiro Subac Quraan 3 Jalaad
oo dhameystiran ee dhageysi fiican
Sida loo is ticmaalo abkaan markii
aad subaca agrtid riix si uu kuugu soo boxo
oo aad u dhageysatid waxaa kaloo jirto in oow waxaba
iska badaleyn hadii uu talefoonka kuu soo dhaco
subacana meeshiisa ayoow kaaga socahaa
Subaca Quraanka waxaa noo Aqriyay Wadaado joogo Sood afrika
Kheer ilaah Ha Siiyo iyo Ajar Xasanaad Dhamantood
U soo Duceeya Wadaada Qeerka Aay soo Duubeen
Anakana Kuwii kheerka dhageysto insha alaah
intaas ka bacdi Waxaa Soo habeeyay Abkaan Cabdi cali (Bile)
Dadaal badan ayaan kubaxshay si aan u soo gudbiyo
Waa Mahadsantihiin
Latest Version
1.0Uploaded by
Magid Helal
Requires Android
Android 4.1+
Category
Free Education AppContent Rating
Everyone
Report
Flag as inappropriateLast updated on Jun 23, 2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!