Xikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin iyo Xasuusin ku salaynsan erayo murti iyo wax ku ool leh. Waxa uu leeyahay Dhiira-gelin maalinle ah oo aa kaa gacansiinaysa inaad horay usocoto, iskana ilowdo wixii hore ee tagay!.
Xikmado App waxa uu kaa caawinayaa inaad:
- Horay usocoto
- Hesho Dhiira-gelin maalinle ah
- Garaadkaaga kobciso
- Isbaddel wanaagsan ku samayso Noloshaada
- Noqoto qof Guulaystay.
Latest Version
1.0.3Uploaded by
Ivair Claro
Requires Android
Android 4.1+
Category
Free Entertainment AppContent Rating
Everyone
Report
Flag as inappropriateLast updated on Aug 14, 2018
*- Cillado ayaa la xaliyay
*- Waxqabadka ayaa la kordhiyay
*- Cillado ayaa lagu daray, si mar kale loo xaliyo!.