Our website uses necessary cookies to enable basic functions and optional cookies to help us to enhance your user experience. Learn more about our cookie policy by clicking "Learn More".
Accept All Only Necessary Cookies
Aqoon Guud icon

Aqoon Guud


Abdikani Waano
6.0

About Aqoon Guud

*Hubaal 'Aqoon Guud' In aad Wax Badan Kafaa'idi Doontid*

Aqoon Guud waa App ka kooban 6 qeybood muhiim ah oo kala ah:-

-99ka magaca ee Allaah :-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, magacyada Alle iyo fasiraadiisa, oo aad wax badan ka kororsan doontid Insha'alah.

-Siiradii Nabiga Nnkh :-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa Siiradii Rasuulka scw laga soo bilaabo markuu ku soo biiray dunida ilaa uu ka geeriyoodo oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.

-Xikmadooyin :-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, murtida iyo hadal wanaaga adigoo kaa dhigi doono hadalkaaga mid ku qotomo murti iyo waayo aragnimo ku salaysan oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.

-Weydiimo iyo warcelin:-

Qeybtaan waa qeyb kale oo ku baran doonto weydimo iyo warcelino kala duwan sida:-

1:Suaalooyin Diini.

2:Taariikhda Soomaaliya iyo wadamada kale ee caalamka.

3:Hal-xiraale.

oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.

-Xulasho:-

Qaybtaan waa qeyb kale oo aad ku xulanayso Xikmadooyinka aad ka heshay:-

-Xasuusin Maalinle Ah:-

Qaytaan Waxaad ka heli doontaan, oraah kiciso dareenkaada, maankaana ka shaqeysiiso, ku galiso himilo, kuu sahasho wadada guusha.

Show More

Additional APP Information

Latest Version

6.0

Uploaded by

Chit Chit

Requires Android

Android 4.0+

Content Rating

Everyone

What's New in the Latest Version 6.0

Last updated on Dec 2, 2019

✅ Waa Midka Ugu dambeeyay Appka Aqoon Guud

Show More

Aqoon Guud Screenshots

Aqoon Guud posterAqoon Guud screenshot 1Aqoon Guud screenshot 2Aqoon Guud screenshot 3Aqoon Guud screenshot 4Aqoon Guud screenshot 5Aqoon Guud screenshot 6Aqoon Guud screenshot 7

Related Tags

Popular Articles In Last 24 Hours

Subscribe to APKPure
Be the first to get access to the early release, news, and guides of the best Android games and apps.
No thanks
Sign Up
Subscribed Successfully!
You're now subscribed to APKPure.