Dankaab waa shirkad eccomerce ah oo iibisa alaabo qiimo jaban oo tayo leh
Si aan u kordhino aaminaada lagu qabo adeegaan macaamiisha waxey lacagta bixin karaan marka loo geeyo alaabta .
Waxa naga heli kartaa 5nooc oo alaabo ah kuwaas oo kala ah electronics,Fashion,Home and Kitchen,Fitness equipment iyo Cosmetics.
Waxaan noocyada online-ka uga duwanahay waxaan iibinaa alaabo aan leeenahay oo ku jira Store-keena.
Latest Version
Varies with deviceRequires Android
Varies with device
Category
Free Shopping AppContent Rating
Everyone
Report
Flag as inappropriateLast updated on Jan 22, 2022
This release includes minor bug fixes and general improvements. Update to the latest version for the best experience.