shuruDhise waa app yar oo kooban, waxaana ku jirta Ciyaaro maskaxeed ka caawina qof isticmaala inuu firfircooni gali maskaxdiisa, xasuustiisa iyo dadaalkiisaba.
shuruDhise waxa uu ka kooban yahay ciyaarahan:
-- Isla-bixi: wixii isleh isla bixi.
-- Tiradee maqan: raadi tirada maqan oo ku miizaan tirooyinka lagu siiyay.
-- Aaway?: raadi sawirka maqan adigoo la kaashanaya xasuustaada dhow.
-- Kee badan: dooro midka ugu badan.
shuruDhise waxa kale uu leeyahay meel aad ku ogaanayso natiijo ahaan waxa aad keentay. Iskudday inaad 100% keento dhamaantood.
INTAN KUMA EKAAN DOONO, waa la kordhin doonaa hadduu Alle idmo.
Latest Version
sh003Uploaded by
Toàn Jin
Requires Android
Android 4.0.3+
Category
Free Entertainment AppContent Rating
Everyone
Report
Flag as inappropriateLast updated on Dec 23, 2020
☑ Horumarin ayaa lagu sameeyay
☑ Sheekooyin ayaa lagu daray
☑ Cillado ayaa la xalliyay