Waxaan dib ugu laabannay noocii hore ee app-ka codsi dadweyne oo aad u fara badan awgeed. Fadlan liiska app-yadayada ka raadi 'Quran Somali & English'.
Appkan waxaa loo abuuray sadaqadul jaariya ahaan oo loogu niyooday aabeheen, wowowgeen, walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo.
Appkan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo aad furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay.
Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wadaagto qoyska iyo saaxiibbada.
Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay.
Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahf.
This app was created as a continuous charity (sadaqah jariyah) and dedicated to our father, our grandfather, and our brother, Cali Jaamac — may Allah forgive his sins.
The app reminds you each time you open it to make du‘a for all of our deceased parents and elders.
The app allows you to copy any verse and its translation and share it with family and friends.
The app lets you create lists of your favorite verses.
Every morning, evening and on Fridays, the app will send you a reminder to read Adkaar and Surah Al-Kahf.
quraanka kariimka 114
tafsiirka quraank
quran somali
kitaabka quraanka
quraanka kariimka 114 somali
Quran tafsiir af Somali 114 offline
quran somal qoraal
Quran af Somali ku qoran
kitaabka quraanka kariimka
Latest Version
1.0.10Uploaded by
Trần Đạt
Requires Android
Android 5.0+
Category
Free Education AppContent Rating
Everyone
Security Report
Report
Flag as inappropriateLast updated on May 11, 2026
Waxaan dib ugu laabannay noocii hore ee app-ka codsi dadweyne oo aad u fara badan awgeed. Fadlan liiska app-yadayada ka raadi 'Quran Somali & English'.