In dadka Laga nadiifiyo shirkiyaadka iyo quraafaadka lana baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta naloo abuuray.
In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas sidey u fahmeen saxaabadii Alllaha ka raali noqdee.
In aan dadka ugu yeerno iney ku midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta iyo is kooxkooxaysiga iyo firqooyinka.
in wixii masaail diin iyo Aduunyaba loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha.
Latest Version
3.0.21Uploaded by
Thuong Nguyen
Requires Android
Android 7.0+
Category
Free Education AppContent Rating
Everyone
Security Report
Check Now
Report
Flag as inappropriateLast updated on May 7, 2026
- Added Android media notification controls for app audio playback.
- Added Bluetooth and car media button handling through the shared media session.
- Added rich metadata for playback surfaces: title, sheikh/author/station, album/category, and artwork where available.
- Unified app playback coordination so one media source is active at a time.
- Added support paths for audio, Quran/Mushaf recitation, dhikr audio, and supported radio playback.