Our website uses necessary cookies to enable basic functions and optional cookies to help us to enhance your user experience. Learn more about our cookie policy by clicking "Learn More".
Accept All Only Necessary Cookies
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma icon

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma


Abdirahman-Hassan
0.4

About Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Waa Qaamuus aad ka heli kartid eray bixin walba oo soomaali ah

( Qoraaga Buugga )

"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. In uumudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruuca Cilmibaarista Soomaaliyeed (Studi Somali), waxaahawlgalkiisu billaabmay kaddib markii la soo saaray sannadka 1985Qaamuuska Soomaali-Talyaani

(Agostini F., A. Puglielli e Ciise M. Siyaad,Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska ee Muqdisho. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba’een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga “Somalia-Italia” iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed iyo Akedemiyadii, sida hay’adaha kaleee qaranka, iyo guud ahaan xaaladihii colaadeed ee dalka ka jiray waxaysababeen in dib u habayn xoog leh lagu sameeyo mashruuca qaamuuska.Arrintan iyada ah dhowr jeer ayaan horay uga faalloonay (Puglielli 1995,Puglielli e Bitocchi 2009).

Waxaa noo suurtaggeli wayday in waxyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahaas nagama horjoogsanindhamaystirka hab daabacaadda qaamuuskan oo aan maanta u soo bandhigayno"

Show More

Additional APP Information

Latest Version

0.4

Uploaded by

ป๋าเอฟ สายควัน'น

Requires Android

Android 3.0+

Content Rating

Everyone

What's New in the Latest Version 0.4

Last updated on Mar 2, 2020

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Show More

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma Screenshots

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma posterQaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma screenshot 1

Related Tags

Popular Articles In Last 24 Hours

Subscribe to APKPure
Be the first to get access to the early release, news, and guides of the best Android games and apps.
No thanks
Sign Up
Subscribed Successfully!
You're now subscribed to APKPure.