Barashada Salaada


6.0 by Soomaal Tech
Sep 29, 2020 Old Versions

About Barashada Salaada

Halkan Ka Baro Sida Salaada Loo Tukado...

Salaadu waa tiirka labaad ee islaamka, xikmada salaada ku jirta waxaa ka mid ah:

- Salaadu waxay qofka bartaa haybtiisa runta ah, taas oo ah in uu yahay adoon ILLAAHEY, mar kasta oo uu mashquulo qofku waxay xasuusinaysaa in uu yahay adoon ILLAAHAY, kolkaas ayuu cibaadadii soo gudanayaa.

- Salaadu waxay dejisaa dareennada kala duwan ee nafta.

- Salaadu waxay qofka u horseedaa xumaanta in uu ka tago, kuna dadaalo in uu ILLAAHAY u laabto.

What's New in the Latest Version 6.0

Last updated on Oct 7, 2020
Waxaanu ku soo kordhinay, muuqaalka guud oo aanu wax-ka-badal ku sameynay iyo ads aanu soo raacinay...

Additional APP Information

Latest Version

6.0

Uploaded by

Yin Nwe Mon

Requires Android

Android 4.1+

Available on

Report

Flag as inappropriate

Show More

Use APKPure App

Get Barashada Salaada old version APK for Android

Download

Use APKPure App

Get Barashada Salaada old version APK for Android

Download

Barashada Salaada Alternative

Get more from Soomaal Tech

Discover