SOOMAALI DIGITAL MALL
Mall-kani waxa boos ka qabsan kara dhamaan ganacsiyada, xafiisyada iyo xarumaha dadka soomaaliyeed.
Faa'iidooyinkiisa waxa ka mid ah:
Waxa uu si fudud isugu xidhayaa dadka iyo daneeyayaashooda.
Waxa uu qofka u soo koobayaa, oo uu meel ka wada tusayaa, danihiisa dhaqan dhaqaale.
Qofka halkan soo booqdaa waxa uu qaadan karaa go'aan fiican oo aanu hadhaw qoomameynin, maadaama oo wixii uu u baahnaa ishiisu badi aragtay.
Waxa uu qofku si toos ah wax u weydiin karaa maamuleyaasha xafiisyada ama xarumaha ganacsi ee boos ku leh bartani.
Latest Version
13Uploaded by
Ahmad Zada
Requires Android
Android 4.1+
Category
Free Business AppContent Rating
Teen
Report
Flag as inappropriateLast updated on Aug 22, 2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!