Warar Baahiye waxa uu ka kooban sadex qaybood, oo kala ah:
Qaybta 1aad waa Warbaahinta Soomaalida, oo u sii kala baxaysa:
1: TV-yada Soomaalida oo aad ka daawan karto wararkooda
2: Wararka wargeysyada oo aad qaarkood ka akhrisan karto
3: Wararka website-yada caanka ah oo aad ka akhrisan karto
4: Wararka Facebook-yada soomaalida inta u caansan, oo aad toos ugala socon karto.
Qaybta 2aad waa Warbaahinta Caalamka, oo aad ka helayso inta ugu caansan ama ugu akhriska badan.
Qaybta 3aad waa Wararka Ciyaaraha oo aad ka helayso badi website-yada lagu soo bandhigo ciyaaraha, kuwa tooska ah iyo kuwa qoraalka ahba.
Latest Version
6.0Uploaded by
Angga Bdby
Requires Android
Android 4.1+
Category
Free Communication AppContent Rating
Everyone
Report
Flag as inappropriateLast updated on Sep 24, 2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!