wehelSame


A.a4 per Looskey
Aug 6, 2021

A proposito di wehelSame

Wehel ka dhigo wehelSame

Way fiican tahay in markasta lagu xasuusiyo wanaagga, si aad u noqoto qof wanaagsan, kalsooni fiicannna haysta. waxaadna ogaata inaan si fudud lagu helin qof goor walba dhabbaha toosan kuu tilmaama.

WehelSame App: waa app kooban oo kuu suurtagalinaya inaad hesho farriimo ku dhiira-galiya oo dhabbaha toosanna kugu haga.

Appka wuxuu qabanayaa howlahan soo socda:

* Inuu ku xasuusiyo wanaagga

* Inuu ku dhiira-galiyo

* Inaad xul kadhigan karto farriimaha aad ka hesho

* Inuu kuu soo diro farriimo dareenkaaga ka turjumaya.

Haddaba wehel ka dhigo wehelSame.

Novità nell'ultima versione A.a4

Last updated on Sep 13, 2021
Waxaa ka cusub Liidanka A.a4 :
🌠 Lagu daray fariinta saacadlaha ah.
🌠 La xaliyay cillado dhowr ah
🌠 Dib u habayn lagu sameeyay
🌠 Gambaleel ayaa lagu daray.

Informazioni APP aggiuntive

Ultima versione

A.a4

Caricata da

Alan Rodriguez

È necessario Android

Android 4.1+

Classificazione dei contenuti

Everyone

Mostra Altro

wehelSame Alternativa

Trova altro da Looskey

Scoprire